Hal Abuure Ganacsi oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho

Kooxo hubeesan aan heebtooda wali la garan ayaa maanta inta u dhaxeysa Isgoosyada Banaadir iyo Digfeer waxa ay ku dileen Maxamed Maxamuud Sheekh Cali  “Dable Pilot” oo ahaa Ganacsade da’yar ah. Sida aan Wararka ku helnay marxuunka ayaa rasaas lagu furay xili gaari uu watay uu dhiganayay banaanka hore ee Baarka Spaghetti House oo kuyaala inta u … Continue reading Hal Abuure Ganacsi oo maanta lagu dilay magaalada Muqdisho